Somali Elections

FADLAN QEYB KA NOQO CODEYNTA SHACABKA

Somali Electioin - Waxay mar walba diyaar idiinla tahay in ay idiin soo gudbiso musharaxiinta u tartamaya maqaam walba oo siyaasadeed. Muwaadin walba waxa uu xaq u leeyahay in uu doorto qofka uu arko in uu mudan yahay. Waa dastuuri in la ogaado fekerka muwaadinka

Sanadka 2020/21 waxaa Soomaaliya ka dhacaysa doorashada heer federaal oo isugu jirta doorashada xildhibaannada, guddoonka baarlamaanka, iyo madaxweynaha. Waxaa sidoo kale dhaca doorashada heer dawlad-goboleed oo iyadana leh heerar kaas la mid ah.

Barta Doorasho waxay noqoneysaa meel loogu soo hagaago dhammaan macluumaadka ku saabsan arrimaha doorashada, sida liiska iyo taariikhda murashixiinta u tartameysa kuraasta kala duwan, qoraallada iyo dokomintiyada la xiriira doorashada, iyo wararka la xiriira arrimaha doorashada.

Bartan oo ah mid madaxbannaan, ujeedka laga leeyahay waa in la dhiirrigeliyo daah-furnaanta doorashada iyo sidii loogu tartami lahaa waxqabad, aqoon iyo waayo-aragnimo

waxaa maalgeliyay somali elections

codeynta waa waajib & xaq uu leeyahay muwaadinka

Somali Elections – All Wrights Reserved 2020

x Close

Like Us On Facebook

English EN Afsoomaali SO